Free WhoisGuard with Every Domain Purchase Load WooCommerce store

Sida loo ogaado lacagta youtubeka laga helo

Youtubeku wuu ka mid yahay meelaha lacagta onlineka ah laga sameeyo, hadii aad leedahay channel ama bar youtube ah oo dad badan kuu daawadaan ama lasocdaan waxaan sameyn kartaa lacag badan oo ku xidhan qofba qofka uu ka viewer ama daawasho badan yahay.

casharkan maanta waxaynu kusoo qaadanaysaa lacagta youtubeka laga hello si aad u ogaatid qofkasta ama  Tv kastaa lacagta oo ka hello youtubeka

Hadii aad dooneysid inaad ogaatid lacagta uu  ka sameeyo qofkasta oo youtube leh ama youtube lacag ka sameeyaa , Waxaad raadi raaci Talaaabooyinkan hoos ku qoran hadii aad qoraalka fahmi weydidna linka ayad click gareynaysaa waxaan ka daawaneysa iyaadooo muuqal laguna sharaxaayo af somaali ee lacod wanaagsan:  https://www.youtube.com/watch?v=rJCNz_0ItSE&t=51s


Raac Talaabooyinkan


Step one

waxaan booqataa websitekan aan linkiigisa ku siiney adigoo clickgreynaya ma taabanaya halkan:https://socialblade.com/
 markaad booqatid websitekaa waxaad kusoo baxaya sawirkan oo kali ama gudihiisa markaad gashid waxaad arkaysa sidan


marka uu kusoo baxo qaabkaas oo kale waxaad bilaabeysaa stepa ku xiga

Stepka labaad

waxaad soo furataa youtubeka click garee halkan https://www.youtube.com/ kadibna adigoo raadinaya chanelka aad dooneysid inaad ogaatid lacagta uu shaqeeyo adigoo raacaya talabooyinkan aan  ku sheegayo

markaad booqatid  youtube waxaad ku qoraysaa meesha aya ku qoran tahay searching magaca chanelka aad dooneysid inaad ogaatid lacagta uu shaqeeyo, Tusaale ahaan waxaan usoo qaadanaynaa Tvga universal chanelkeeda waxaanan dooneynaa inaan ogaano inta ay lacag ka helaan youtubekooda

ku qor searchinka magaca universaltv si uu kuugu soo baxo magaca ay ku istimalaan youtubeka 
markaad heshid magaca ay ku isticmaalaan waad copy gareynysaa magacooda sida ka muuqata sawirka kahore

muhiimada aaan ka leenahay waa inaan ogaana magaca ay ku soo gasho youtube channelka hadiii aanan kaa la helina lama ogaan karo

soo copy gareyso magac aan goobaabney ee universaltv

Stepka sadexaad


ku noqo stepkii koowaad ama socialbladekii kuu furnaa kabacdina waxaad ku past gareysaa magacii aad soo copy gareysey ee universal tv kabacdina ku dhufo search si aad u ogaatid lacagta ay ka helaan youtubeka universaltv

Stepka afaraaad

markaad searching gareysid waxaa kusoo baxaya dhamaan chanelka magacaa aad raadisay u dhow iyo kuwa kaleba oo ay iska wadaagaan xaraf ama dhowr
markaa waxaad kasii dooraneysaa kii aad dooneysid inaad ogaatid inaad heshid lacagta uu shaqeeyo ama ka helo youtube waxaan kusoo baxaya sawirkan hoose ee dooro selected halka ay ku qoran tahay markaa

Stepka shanaad

markaad Salected gareyso waxaa kusoo baxaysa warbixin ku saabsan chanelka aad dooneysay inaad ogaatid lacagta uu sameeyo ama uu ka helo youtubeka, inta daawatey ama soo booqata ama inta subcribed gareysay lacagta uu sameeyoo bishii oo qiyaasta cellceliska bishii iyo ta sanadkiiba


markaad heshid chanelka aad booqatey warbixintiisa waxaad sii eegeysaa halka bixida higta ee ay ku qoran tahay estimation monthly earning oo ah lacagta uu helo bishi qiyaas ahaan imika channelka aan eegeyney ee univeral somali tv wuxuu helaa qiyaas aahan bishii oo uu ka helaa youtubeka lacag dhan
$73-=1200$

"Hadii aad u baahan tahay yadoo daawasho ah waxaad Click gareysaa linkagan hoose ama

 halka hoose taabo https://www.youtube.com/watch?v=rJCNz_0ItSE&t=51s


Post a Comment

0 Comments

Best vpn for security

Holiday sale