Halkan waxaad ku baran doontaa sida loo sameeyo logo, ama calaamada ganacsigaaga si aad u sameysan lahyd adigoon waxba ka garaneyn graphic designka, ama photoshopka oo badanaa lagu sameeyo logooying ganacsiga sida companayada, shirkada, xafiisyada iyo dhamaan wixii calamad la xidhiidha ka baro halkan adigoo isticmaalaya software free ah oo wax lacag ah aaney kaa galeyn inaad bixiso una baahnayn aqoon badan oo lagu hagaajiyo videogan hoose ayaan kugu sharaxayaa ee la soco step by steps wixi aad fahmi weydid ama aad u baahatidna commentiga iigu soo qor mahadsanid
Click Garee videoga oo la soco step by step
Post a Comment
0
Comments
Best vpn for security
Best vpn in the world
Weight Loss Supplement Really Work? Click image To see Detial!!
0 Comments